Waxayna isku raaceen dadka u dhaba gala arimaha cilmi nafsiga haweenka in dumarka laga dherjiyo ama laga haqab iro baahidooda sariirta ay ka firfircooni iyo nashaad badanyihiin marka ay dhacdo taas lidkeeduna ay dhacayso in uu noqdo gurigu meel mugdi ah oo aad moodo in aysan nololi ka jirin.
Gabdho badan oo aan wax ka waydiinay arintaas waxay noo carabaabeen in ay wax ka jiraan balse aysan ahayn sida loo sheegayo taasna kaama hor istaagayso in aad ka gaarto go’aan dhamaystiran in ay isku xiranyihiin farxada sariirta iyo farxada qoyska.
Walow ay jiraan waxyaalo aad u faro badan oo kaala ama caawiya farxada qoyska haddana waxynaan dhayalsan karin in dumarku ay farxad saa’id ah ku qabaan ama ka helayaan ninka aadka ugu jimciya sariirta isla markaana ku darsada furfurnaanta iyo dabac nugaylka qaasata xiliyada ay soo dhowyihiin ciyaaruhu.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment