Farriin Xal Keeni Karta Oo Loo Diro Laamanaha Marka Aad Isku Dhacdaan!!

Bulsha:- Ma ahan arrin lala yaabo in isku-dhaca uu qeyb ka yahay xiriirka lamaanaha,laakiin waa wax fiican laga dheeraado buuqa iyo muranka si uu u bar-baaro Jaceylka.

Si waliba,shabakaddan arrimaha bulshada ee Alcarabiya.com ayaa ku soo diyaarisay fariin gaaban oo aad jaceylkaaga ku muujin karto marka aad isku xanaaqdaan lamaanahaaga,waana hubaal in dhambaalkan uu degi doono ama dareen aan dhammaad laheyn ku abuuri doono qofka.

# Marnaba kuma sii deyn doono.Macno ma lahan xaallad kasta oo aan ku jirno, Waan ku jeclahay oo kaa taxaddari doonaa weligay.

# Waxaan dareemayaa xanuun,Kabuubyo,-daawada keliya ah ee aan ku caafimaadi karona waa adiga.

#Hal shey oo qur’ ayaan ka fikiraa waana ADIGA”.

# Nabadda ayaa ka dha-dhan wacan Dagaalka.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment