Blogger Widgets

FADEEXO : Farxiya Fiska oo looga yeeray Maxkamad ku taala LONDON + Sababta

Bulsha:- Waxaa soo baxaya warar kala duwan oo laga helayo ilo wareedyo si aad ah ugu dhaw dhaw Fanaanada Farxiya fiska kaasoo sheegaya in fanaanada looga yeeray maxkamad ku taala dalkaasi Ingiriiska.

Sida aan ku heleeyno wararka waxaa jira dacwad ku saabsaneed fanaanada Fiska oo horay uga furneed Maxkamada taasoo aysan xaadirin balse hada si weyn ugu sii cuslaanaysa.

















Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment