Blogger Widgets

Dumarka Marka Ey Dhalmada kasoo Baxaan Ama Umulnimada Qaabka Ugu Waanaagsan ee Loogu Galmoodo

Bulsha:- Hadaba Si aad la socono Cilmiga ummulisanimadu si aad ah buu u horumaray sanadahaan dambe, 

waxaana jira dhakhaatiir ku faana inay arrinkaasi ka gaareen guulo weyn oo la taaban karo, 

iyaga oo sheegta inay u ogolaadaan haweenka ay umuliyaan inay dhowr maalmood dhalmada kadib billaabi karaan shaqooyinkoodii caadiga ahaa, iyo inay weliba raggooda kala qaybgeli karaan galmo haddii ay doonaan intaba.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment