Sidoo kale Haweenka qaar waxeey raaxada ka helaan Dhunkashada xabdka gaar ahaan inta u dhaxeyso labada Naasood iyo cambarada qoorta kadibna gacanta mar mari Xubinta taranka haweenka iyadoona ay ka dhalaneyso raaxo Waali ah.
xaaska ha kula boodin Galmada iyadoo aan si heersare ah u raaxeeysan,Waayo Waxaa Macquul ah in markaad u galmooto aad horay ka biyo baxdo ,kadibna Gabadhii oo bar go’ah aad u noqan weyso marlabaad si deg deh ah hadabada si aadan u fashilmin marka hore si heer sare ah ugu raaxeey oo isku day inaad iyada u raaxeyso markaad iyada u raxayso adigana si fiican ayaad u raaxaysanaysaa.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment