Blogger Widgets

Daawo Sawirada: Tareen aan Caadi aheyn raaxana ka sameysan oo Isbuucan shaqo bilaabay

Bulsha:-  Dalka Japan waxaa isbuucan ka shaqo bilaabay tareen aan caadi aheyn oo loo sameeyay si qurux badan, tareenkan ayaana gudihiisa waxaa ku yaala qolal jiif , fadhi iyo goobo qurux badan oo logu tala galay in la fadhiisto laguna nasto.

Tareenkan oo lagu magacaabo Shiki-shima ayaa ah mid si casriyeesan loo sameeyay laguna dhax raaxeesan karo inta lagu safrayo, waxaana tareenkan casriga ah billaabay safarkiisii ugu horreeyay isbuucan.
Lacagta lagu raacayo tareenkan ayaa wax badan ka badalan lacagta lagu raaco tareenada kale ee caadiga, waxaana tareenkan qeybihiisa qaar lagu raacayaa lacag gaareysa 10-kun oo Dollar, waxaana loogu tala galay tareenkan in ay ku safraan kuna raxaeestaan dadka hantida badan heesta.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment