Blogger Widgets

Daawo Kareena Kapoor oo Sawirka Wiilkeeda Soo Bandhigtay Imaaraadkana Dharka Arooska Kusoo Bandhigtay

Bulsha:- Xidigada Bollywood Kareena Kapoor ayaa soo bandhigtay sawirka wiilkeeda Taimur Ali Khan oo saxaafadu ku tilmaameen mid hooyadii aad ugu muuqaal eeg gaar ahaan yaraanteedi.

Dhanka kale Kareena ayaa kasoo muuqatay Magazineka Asiana iyadoo ku lebisan dharka aroosadaha ee hidiyo dhaqanka dalkeeda India iyadoo Kareena ay waraysi ku siisay majaladan magaalada Dubai iyadoo uga warantay taariikh faneedkeeda iyo higsigeeda.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment