Blogger Widgets

DAAWO: Haweeney Iimaam ka ah masjid ragga iyo dumarkana ku wada tujisa

Bulsha:- Haweeney mu’adim ka ah masjid yar, oo ku yaal magaalada Beerkeley ee gobolka California ayaa waxay ku ku tujisaa ragga iyo dumarka iyadoo aan la kala saarin oo isku dhex jira.

Arintaani oo marka la fiiriyo shareecadda Islaamka waafaqsaneyn, haddana waay difaaceysaa haweeneydaan oo lagu magacaabo Rabi’a Keeble oo maamusha masjidkaan.

Arintaani iskuma raacsana culumada islaamka, weyna kasoo horjeedaan in haweeney ay dujiso rag iyo dumar isku dhex jira. 

/>
Arintaani iskuma raacsana culumada islaamka, weyna kasoo horjeedaan in haweeney ay dujiso rag iyo dumar isku dhex jira.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment