Blogger Widgets

Bishaaro “Facebook Ayaan Ka Bartay , Lacag Ayuu ii Soo Diri Jiray Waana u Imid Kadib Falkaan ayaan Kala Kulmay…

Bulsha:- Dhibaatooyinka uu  facebook leeahay oo sii kordhaya iyadoo Sanadkaan Bilawgiisa ay Sii korartay Dhibaatooyinka Gabdhaha Soomaaliyeed loogu geesto Facebook.

Sida aad muuqaalkaan ku Arki doontaan Gabar Magaceeda ku Soo Gaabisay Bishaaro oo ku Sugan Dubai ee dalka Imaaraadka ayaa Todabaadkaan Waxa ay isla Facebook Soo Galisay muuqaal Gaaban oo ay uga Shekeyneyso Dhibaato ay facebook Kala Kulantay.

Gabadhaan ayaa Facebook Waxaay Ka Baratay Nin Wata Magaca Ruux Caan ah oo Bulshada Soomaalida ku Hadasha Ay Aadu Qiimeeyaan una Qadariyaan, iyadoo dhex maray xiriir Jaceyl kaasoo Markii dambe Sabab u noqday in ay kulmaan kadibna Arintaan Xanuunka iyo Yaabka Wadata ka Qabsatay, hoos Ka Daawo muuqaalka ooDhameestiran.

HALKAAN HOOSE KA DA DAAWO MUUQAALKA












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment