Blogger Widgets

Astaamaha lagu garto xiliga Haweenka kacsiga tabcan la yihiin waxka baro….

Bulsha:- Dad badan waxay u haystaan in naagaha aan biyo bixin, fikraddaas sax ma aha, naagaha way biyabbaxaan , inay biyabbaxaan waxaa tilmaamay xadiis ku soo arooray Saxiix muslim ummu sulaym waxay weyddiisay صلى الله عليه وسلم rasuulka
: naagta ma qubays baa ku waajibaya haddii ay riyooto oo ay aragto waxa ninka arkayo, rasuulka wuxuu ku yir : ( haddii ay biyo aragto ha qubaysato) keliya way ku kala duwan yihiin qaar biyaha way ka soo baxaan qaarna ma soo gudbaan farjigooda marka si kaste ahaatee waxaa lagu gartaa inay biyabbaxday astaamahaan mid ka mid ah

1­ inay labada bowdo isku dhejiso middaan waa astaan naagaha oo dhan wadaago, waxaa laga wadaa inay labada bowdo si daran u xirto

2­ qaylo qaylada waa labo nooc A­ mid hoose ah oo aan la maqlin B­ mid dhawaaq weyn leh, qaylada noocan ah kuma ficna meel dad u dhow maxaayeelay dadka ayaa maqlaya
3­ qaniinyo, inta badan looma adkaysan karo naagaha noocan ah
4­ oohin iyo baroortan, ma aha inay haweeneydu xanuunsatay ee waxay u ooynaysaa siyaado
5­ neeftuur, waxaa la socda wadnaha oo aad u garaacma

HALKAN HOOSE KA DAAWO QAABKA














Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment