Arimahan Happy ayaa looga dhigaa Haweenka( Sirta Dareenka Dumarka)

Bulsha:- Haweenka in la farxad galiyo aad bay u sahlan tahay balse waxaa adag sida aad ku fahmi lahayd in aad Farxadaasi adiga ka shaqaysid oo aad farxad galisid.

Waxaa warbaahinta Nolosha ka faalo0ota ee Bulsha.com ay maanta kuu haysaa sir culus oo ku wajahan dhanka dareenka Dumarka loogu badali karo dareen farxadeed.

HALKAN KA AKHRISO QODOBADAN MUHIIMKA KUU AH:-
1-In aad indhaha ka xirtid oo aad  gaysid Meel aad u qurux badan oo soo jiidasho u leh.
2-Safar aanay filaneen in ad u kaxaysid oo Tikid u soo jartid.
3-U diyaarinta Hees ama Gabay ammaan ah oo ay jecleesato.
4-U diyaarinta xamaam/Suuli  ay ku raaxaysatay bacda shaqada.
5-Email farxad galiya oo erayo jaceyl wata in aad u dirtid.
6-Quraac u sameen xilli aay hurdo la dhacday iyada oo aan kaa filaneen sariirta u keentid.

7-Jakad aad wadatid oo aad dusha ka xijisid xiliga ay dhaxanta qabato.
8-U iibin Ubax qurux badan iyo Jokolaato ma amac macaan kale.
9 -U sameenta Heeso ay jeceshahay ama Muuqaalka Guurkeeda oo aad cajalad ugu diyaarisd.
10-Ku Ammaanid dhammaan quruxda aduunka in ay iyada ugu sareyso.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment