Blogger Widgets

Aragti Jaceyl : Kaliya Waxaa Jira Laba Waqti Oo Aan Doonayo In Aan Kula Joogo…

Bulsha:- 1- kaliya waxaa jira laba waqti oo aan doonayo in aan kula joogo adiga , Hadda, iyo Waligeed , waan ku jeclahay .

2- Hadiyaddii ugu fiicneyd ee aan nolosheyda helay waa jaceylkaada .

3- Waan ku jeclahay , waan ku jeclahay , arin sahlan ma aha in la qoro eraygaan iyadoo dareen uusan jirin , wax sahlan ma ahan in la qoslo iyadoo farxad aysan jirin , waa adag tahay in wax la jeclaado haddii qalbi jirin balse halka arin ee aan haysto ayaa ah jaceylkaada .

4- Marka aan ku soo eego , dhab ahaantii ma dafiri karo in aan u mahad celiyo alle waayo isaga ayaa ku siiyay quruxdaan aadka u sareysa .

5- Furayaal yar ayaa awoodda in ay furaan qufullo waa weyn , erayo yar ayaa gudbin kara fikrado aad u wanaagsan , sidoo kale eray xagaada iiga yimaada lagama yaabo in uu iga yeeli waayo maalintaas oo dhan mid dhoola cadeynaya , qaali dhoola cadeyntaada ayaan u xiisay















Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment