Afar Maalin ka dib guurkooda ayuu furay, Cebteydana Banaaka ku Faafiyay (Qiso Xanuun Badan )

Bulsha:-  Tasnim Bakar ayaa ka Sheekeeysay Qis o Xanuun badan o ku dhacday, taas oo badashay rajadi wayned ay ka lehed Nolosha iyo in ay mar noqoto Xaas la qabo oo yelata Guri iyo Caruur.

Ninka ay guursatay gabadhaan ee rajo baylka ku riday ayey si kadis ah isku barteen, is waraysi ka dib waxaa soo baxday in ay daris yahiin, wada shekaysi badna ka dib waxaa ka dhex abuurmay jacayl aad u baaxada wayn, oo labad alamaane, kala gaaren her aysan kala maarmi karin.


Mudo ka badan sadex sano ayuu xiriirkooda Socday, ugu danbayn waxaa aybku heshiyeen Tasniim iyo Wiilka ay sida saa`idka ah isu jecel yahiin guur, taas oo ugu danabayn labada qoys ay aqbaleen.

Lamaanaha is calmaday waxaa loo dhigay Xaflad Aroos aad u qiima saraysa, iyada oo farxad iyo rayn rayn lagu aqal galay ayaa mar qura waxaa wiilkii usoo baxay line uu wadamad aReer galabeedka ku aadayay, wuxuuna ka war helay abar Wadaysay in ay Timid Xaafadooda kana war heshay Arooskiisa oo markaa Laba Malin Socday.

Gabadhii oo aad u caraysana ayaa ku tiroi gabdhahada Fur hadii aad Doonayso in aan ku wado hadii kale waan kaa dhaqaajinaa, isaga wuu ka aqbalay, gabdhiina Meeshaasi ku dalaaqay Wajigana Ka saaray muro ay ku qasbanatay in Guriga aysan ka soo bixin mudo.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment