Abdirahman ‘uulow :- Jaceyl Doon Meysan Aheyn ee Jaanis Gaad ayeey Aheyd ( Qisa Xanuun Badan)

Bulsha:- “Waa ay Dhib Badan Tahay Wax aad Waqti iyo Lacag aad gelisay in Hadana aad Si Fudud Ku waysaa Markii Aad is Laheyd Gaaxda Jaceylka Sanadaha aad Soo Dhisaysay Hadaad maali Doontaa”, Ayuu Hadalkiisii Ku Bilaabay Dhibanahan.

Abdirahman ‘uulow Waxa uu Ku Sugan yahay Dalka Somalia Gar ahan xafada Bula xubey Waxa Xiriir Jaceyl uu dhex Maray Ladan Maxamud oo iyana Ku Sugneyd Dalka Keenya , Ladan Iyo Ciise Waxa uu Jaceylkooda Ka Unkamay Qadka Internetka.

Ladan Waxa ay Abdirahman ‘uulow  u Dirtay Sawiro Indho Daraan Dar ah oo Qacdiiba Markuu Arkay uu quruxdeeda ku dawaqay, Taasoo Sahashay in uu Yiraah ”Marxaba Waaba Xuural Ceyntii La ii Soo Diray”.

Sida uu Aaminay Abdirahman ‘uulow  Waxa uu Qalbigiisa Ka dhaadhiciyay in inantan sida Dag Daga ah Qalbigiisa ku Dagtay uu Si Fudud uu Ku heli doono, Tii Alase Meel ayeey Taala.

Ladan iyada Qorshaha Abdirahman ‘uulow  U Dagan Mooye Qorsha Kala U Daganaa, Sababtoo ah Wiil Ayeey saaxiba ahaayeen oo ay qalbigeeda ay ka jecleyd, Waxa ayna Dagtay Kaarta ah In Ninkaan Markuu Meher Iyo Aroos u Dhiga Lana Geeyo somalia si ay lacagtiisa nin ka ay jeceshahay ugu aroosto   Wiilka Qalbigeeda Ku Qoraa oo ay jaceylka mugiisa aan la cabiri karin u heysay.

Abdirahman ‘uulow  Isaga Waxa uu Ahaa Guurdoon Xagiisa Geedka Jaceylka Waa uu Ka Adkeeyay, Halka Ladan ey aheyd Jaanis Gaad, o ay is Dheheysay Ninkaan Mar uun lacagtiisa ugu raaxaysan lahayd madaama aysan jeclad

xaalka waxa uu soo Gaaray Meeshii ugu Danbeysa Abdirahman ‘uulow  Waxa uu Telefoon ku wacay Ladan Waxa uu Xabiibtiisa aan Qalbiga u amaihin U sheegay In Reerkooda uu Ka Doonanaya Kadibna ay aqal galan   Bilood Gudahood … ladan alxamdulilahi ayeey tiri markii hadalkaas ay dhagaheede soo gaaren.

Abdirahman ‘uulow  Waxa Sidii Lagu Balamayba uu Ladan Ka Doontay Reerkeeda, Waa Lasiiyay, waxaana loo dhigay Meher uu qarash Badan kaga baxay, bilooyin kadibna xaalku siduu noqon doonaa  , waxaana todobaad kahor iyada oo Ooridii Abdirahman ‘uulow ah Kadagtay Dalka Somalia Hayeeshee Maxaa Dhacay.
Waxa Markii Ay Tagtay Somalia iyada oo aanba dhameysan ay Lasoo Baxday Dabeecad Qalafsan Iyo In ay Iyada oo La joogtay seygeeda Abdirahman ‘uulow  Ay Tel ku wacdo wiilkii ay Horey U Jecleyd.

Abdirahman ‘uulow  Waxa uu Ladan Ku arkay wax Badan oo uu u Dulqaadan waayay, Taluu Rog Rogay Waxaa uuna Go,an Ku Gaaray Inuu Furo, Xorna ay U Tahay Ineey Magaalka Dhinac Ka Gasho Ilaa Naf Aan ku Rabin Layskuma Qasbi Karee, Waxa uuna Isaga oo Isla Hadlaya uu Yiri:-

“Dumarka Sanadkan Lama Aamini Karo, Sabatoo ah Dumar Fara Badan oo aan Ka Gacloday Dalkan aan Jooga Waan ku Hungoobay, Tii aan Is Iri Afrikaad Kala Timide adaa Ka Adagne sidaan Bey ii Gashay…. wayoo way, Ladan Meysan aheyn Guur doon oo waxa ay eheyd Jaanis Gaad, ee Dadow Dibirtaas Igu Dhacday waa iga dar daarane Ka Digtoonaada “. ayuu Hadalkiisa Ku soo Afjaray Dhibane Abdirahman ‘uulow .

Hadaba Guurka Daneysiga ah iyo Midka Daacadda Leysu Yahay Sanadkan Midkee Badan ( Dood Furan)

F.g Qisadan Waxaa iiga Sheekeeyay Shaqsi Ku Sugan Dalka Somalia oo lagu magacaabo Anshuur ‘faray’ oo Dhacdada Goob Joog u Ahaa,

Latali walaalkaaga dhibka ku dhacay










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment