Blogger Widgets

3-Daan Waxyaabood Ayay Gabadha Caqliga Badan Ku Xulataa Ninka Ay Guursanayo

Bulsha:- Hadaba waxan halkan qurbo.net kusoo gubin doonaa qodobo haweenayda u fududayn kara in ay ku guulaysato doorashada seygeeda mustaqbalka laakiin akhriste qodobadani maaha dhamaan qodobada gundhiga u ah doorashada seyga wanaagsan ee u baahan xulashadiisa in laga fiirsado laakiin waxa jira sifooyin kale oo intan ka badan oo ay mari karto gabadha wanaagsan ee doonaysa in ay hesho nin dhigeeda ah oo nolosha la wadaagaa si ay u dhamaystiraan dhismaha qoys wanaagsan oo ay ka abuurmaan ubad wanaagsan oo ugu danbyta noqda bulsho wanaagsan.












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment