Blogger Widgets

Waan Ka Xunahay Jabka Soo Gaaray Sonakshi Sinha Iyo Filimkeeda Noor Lacagaha Uu Keenay Mudo 3-Maalmood Ah

Bulsha:- Filimka Noor oo ay hogaamiye ka tahay Sonakshi Sinha ayaa sameeyay ganacsi aad u liito sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso gudaha Hindiya.

Waa niyad jab weyn in Sonakshi Sinha filimkeeda Noor 5 Crore xitaa gaari waayay wadarta guud sedexda maalmood ee ugu horeesay lacagaha uu keenay!

Waxaaba kaaga sii daray tiyaatarada qaar gabi ahaanba waxay joojiyeena ama Cancel gareeyeen daawashada filimka Noor maadama maal maha sabtiga iyo axada la waayay dad usoo daawasho tagaan!!

Rajo lagama qabo Noor inuu ganacsi sameeyo laga bilaabo Isniinta ilaa Khamiista kadibna tiyaatarada kooban ee uu saaran yahay waa laga dajin doonaa madaama Hindiya oo dhan uu la wareegi doono filimka weyn Baahubali 2 oo Jimcadaan masraxa la saari doono.

Fadlan hoos kaga bogo Noor ganacsiga uu sameeyay sedexda maalmood ee ugu horeyso:









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment