Sidharta Malhotra Oo Alia Bhatt U Noqday Lamaane Horjooge U Ah Kaaso Marwalba Kataxadira (Prefect Boyfriend) (+Sawiro)

Bulsha:- Sidaan wada ognahay Sidharta Malhotra Iyo Alia Bhatt waxay kamid yihiin lamaanayasha ugu hadalheynta badan uguna caansan Bollywoodka.

dabcan labadan xidig xiriirkooda ma ahan mid qarsoon oo waa mid iska sii cadaaday marba marka kasii dambesa xitaa heer ay ogaato hooyada dhashay Alia Bhatt.

hadaba Sidharta ayaa noqday mid lamaantiisa marwalba ka fikira aadna u horjooga marwalba asigoo koolkoolin iyo daryeel fiican kuwada maal mahan dambe.

waxay aheyd casho sharaf ay sameysay Priyanka Chopra taaso ay kucasuumtay qaar kamid ah xidigaha Bollywoodka sida Karan Johar, Arjun Kapoor, Sidharta, Alia iyo kuwa kaleba.

hadaba waxaa la arkay Sidharta oo gaari ku keenay kuwa sawir qaadayasha ayaa kasoo bandhigeen sawiro ay ka qabteen xili xidigaan waajibaadka jaceylkiisa uu gudanayey asigoo gaari kukenaymisane hor socda marna daaqada gaariga ama albaabka gaariga kafuraya.

inkastoo ay iska ilaalinayen sawir qaadayasha hadana waa lagu qabtay sawirada, halkaan kaga bogo sawiro laga soo bandhigay xidigahan:











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment