Shuunka sidee looga ilaaliyaa injirta iyo wasaqda kale

Bulsha:- Waxaa keena shuunka urka badan marka ay gabadha kastuumo qaadanayso oo ciriiri ah aysan badallaynin mar kasta, waayo cambarka wuxuu soo daayaa dhacaan, 

sidoo kale meesha aad bay u kulushahay, 


marka timaha ay bataan si daran ayuu u dhididayaa bahalka naagta, markaas qurmuun daran ayuu soo deeyaa, waxaa laga yaabaa inuu nabro u keeno meesha iyo cuncun, 

waxaa habboon gabadha inay shuunkeeda xiirto bishiiba hal mar, 

naagaha way ku kala duwan yihiin timaha shuunka, hablo waxaa jira timo shug ku leh bartaas, 


astaamaha lagu garto hablaas waa xaadada jirka iyo bushinta kore ayay ku leeyihiin xaad sida shaarbaha oo kale, ama gacmaha ayay xaad ku leeyihiin iyo lugaha, gabdhaha shuunka badan leh dabada xitaa waa ka leeyihiin timaha hoose, 

waxaa kaloo lagu gartaa suniyahooda way isku darsan yihiin, marka nadaafadda waa inay ku dadaalaan, hablahas, sidoo kale marka ay bataan timaha hoose waxay yareeyaan dareenka gabadha, 



waxaa laga yaabaa inay timahaas ku dhalato injir, way jiraan naago bisqinta injir ka gashay,




dadka soomaalida haweenka way ku caayi jireen waxay dhihi jireen shuun dheer naagta la caaynayo.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment