SAWIRRRO: Xafiiska ra’iisul wasaaraha UK Theresa May oo laga ag qabtay nin geysan rabay weerar

Bulsha:- Ciidamda la dagaalanka argagixisada UK ayaa gacanta ku dhigay nin lagu raad joogay oo lala xiriiriyay falal argagixiso, kaasoo xiigii la qabanayay ku sugnaa agagaarka xafiiska ra’iisul wasaaraha UK Theresa May.

Ninkaan oo lagu qabtay dhishmaha xafiiska Theresa May ee Downing Street, waxaana boorsadii uu dhabarka ku watay laga helay ilaa seddas mindiyo oo la sheegay inuu u adeegsan rabay weerarka.

Ciidamada sirdoonka iyo la dagaalanka argagixisada ee MI6 ayaa ninkaan ku raad joogay, dhaqdhaqaaqiisana ay la socdeen waxaana hadda lagu wadaa baaritaan.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:



Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment