Blogger Widgets

SAWIRRO: Xaaska madaxweynaha Siiriya oo dhalashada Ingiriiska lagala noqday

Bulsha:- Dowladda Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday inay dhalashadii dalka Ingiriiska kala laabteen xaaska Madaxweynaha dalka Siiriya Bishaar Al Asad oo lagu magacaabo Asma Fawaz Al Akhras.

Marwada koowaad ee dalka Siiriya ayaa sidoo kale horay looga mamnuucay inay u safarto guud ahaan dalalka Yurub, iyadoo mamnuucidaasina loo cuskaday falalka xadgudubka ah ee lagu eedeeyay odaygeeda.Asma Fawaz Al Akhras iyo Madaxweyne Bashar Al Asad ayaa is guursaday sanadkii 2000-kii , waxeeyna u dhashay 3 caruur ah, lamaanahan ayaa la sheegay in uu ka dhaxeeyo xariir aad u qoto dheer.
Xaaska Madaxweyne Bashaar Al Asad oo dhalashada dalka Ingiriiska heesatay waxaa lagu soo eedeeyay inay si bareer ah ula safatay Madaxweyne Bashar Al Asad oo tacadiyo dagaal ka sameeyay gudaha dalka Syria .











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment