Blogger Widgets

Ranbir Kaligiis Ma Ahan Wax Ka Baro Jilaayaasha Bollywood-ka Ee Diideen Inay Xayeysiin U Sameeyaan Kareemka La Isku Cadeeyo

Bulsha:-  Atooraha caanka ah Ranbir Kapoor ayaa iska diiday xayeysiis uu ku qaadan lahaa 9 Crore ($1.36M) waa hadii uu xayeysiin lahaa mid ka mid ah kareemka ama daawada la isku cadeeyo ama jirka lagu badalo midib ahaan.

Hadaba Ranbir Kapoor kaligiis ma diidin xayeysiin u sameynta kareemyada laga helo mid dhal dhalaal dheeraad ah iyo dheeh jirka lagu kordhiyo.

Fadlan hoos kaga bogo jilaayaasha Bollywood-ka ka tirsan ee iska diideen inay xayeysiin u sameeyeen kareema ama daawooyinka midibka jirka la isku badalo ama la isku cadeeyo:










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment