Qaabka Ugu Fudud Ee Qalbi Loga Xadi Karo Qofka Aad Jeceshahay

Bulsha:- Ninkoow hadaad Daneysneysid in aad qalbiga lamaantaada qabsatid uma baahna in aad u marto wadooyin waa weyn kaliya hab fudud ayaa jira oo adna dhib kugu aheyn ee ninyahoow raac .

1 Ka fogoow in aad toos u canaanato oo aad wax ka sheegto habkeed iyo shaqsiyadeeda gaar ahaan idinka oo dad kale idinla joogaan ,ceeb ma aha canaanta laakiin waa in ay ahaataa mid degan oo jilicsan isla markaan cod gaaban oo dareemo jaceyl xanbaarsan in aad ku sameyso .

2- Haka mashquulin oo sii waqti , dareeyl , jaceyl , waxa ay haweeneyda jeceshahay in ninkeeda ka hesho farxad tanina waa arimaha ay ugu jecel yihiin .

3- Isha ha la raacin haween kale iyada oo kula joogta taasi waxa ay dhaawaceysaa qalbigeeda waxa ayna yareeneysaa kalsoonida ay isku qabto ,iftineducation.com waxa ay ku leedahay ninyahoow iska ilaali in aad naag kale ku khiyaanto taasi kaama cafineyso .

4- Ha yeereysan hindisayaasheeda iyo soo jeedinteeda ee ku aadan xalinta mashaakilaadka idin soo wajaha , kala hadal oo kala tasho , markaas sii raacii xoogaa amaanid ku aadan muuqaalkeeda iyo caqligeeda .

5- Haka bakhiilin hadiyadaha iyo in mararka qaar banaanka wada aadaan oo shopping soo sameeysataan , haweenka ma jecla ninka bakhiilka ah , sii kalsooni , haddii qalad uu ka dhaco canaan haka hor keenin oo garab istaag si qaladadaadkaas loo xaliyo .












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment