Dumarka Waxaa Niyadooda Dilo Xanuun lama Iloobaan Ahna Ku Reebo Ninka aay Kala Kulmaan Dhaqamadaan Xanuunka Badan..

Bulsha:-  Mararka qaar waxaa soo dhamaanaya xariir jaceyl oo aad qof la laheyd , waxaadna aamineysaa in qofkaas uu mas`uul ka yahay in xariirkaas uu soo dhamaado iyadoo laga yaabo in arimo aan ula kac aheyn oo ka imaanaya in ay qalbiga ka jibiyaan .

Hadaba hadaad dooneyso in xariirkaada ahaado mid adag waxaad ka fogaataa inta awoodaada ah sababaha keeni kara in aad dhaawacdid qalbigiisa haddii daacad kaa yahay jaceylka arimahaan ka fogoow .

* Beenta : wax ay ka neceb yihiin ma jiraan haweenka , ogoow hishiiska jaceylka daacadda ah waxaa tiir u ah runta , saraaxadda sidaa darteed yeesan jirin sir aad ka qarineyso si xariirka u ahaado mid laba iyo toban lug ku taagan .

* Bixitaanka : Si foojigan uga digtoonoow ka hor inta aadan qaadan go`aanka ah in aad baxdo oo magaalo kale aadid , waxaa la ogsoon yahay in haweenka u dul qaadan karin maqnaashaha lamaanahooda.

* Isla Weynida : Tani waa midda ayugu neceb yahiin , wiilal badan aan xarfaan aheyn ayaa aamisan in is kibrinta ay ku helayaaan qalbiga gabarta oo waxa ay aamisan yihiin in gabarta u dhareereyso ragga isla weyn waa been aad iska dhaadhiciseen , ogoow haddii isla weynida uusan horay aysan kugu arag oo aad gadaal kala soo baxdo si fudud ayaad hadana uga baxeysaaa qalbigeeda.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment