Dowladda Maraykanka oo ku dhowaaqday war ka nixiya Al-shabaab kana farxiya DFS iyo shacabka

Bulsha:- Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay qaadayso howlgal ka dhan ah dagaalyahanada Al-Shabaab ee ka dagaalama Soomaaliya.

War kasoo baxay Wasaaradda gaanshaandhiga dowladda Mareykanka ayaa lagu sheegay in dhawaan ay bilaaban doonaan Weeraro dhanka cirka ah oo ka dhan Al-Shabaab.

Dhankale Wasaaradda gaashaandhiga ayaa ku wargelin Hay’adaha Samafalka in ay soo gudbiyaan meelaha ay shaqaalahooda ay ku sugan yihiin si aan loo beegsan.

Wargelintaan ayaa sidoo kale waxaa lagu sheegay in ay muhiim tahay in la ogaado goobaha Caafimaadka, kuwa waxbashada ee ay leeyihiin Hay’adaha Samafalka ee ku yaalla degaanada Al-Shabaab ay maamulaan.

Dowladda Mareykanka ayaa dhawaan sheegtay in ay qaadayso howlgallo dhanka cirka ah oo lagu baacsanaayo Xakarada Al-Shabaab.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment