Blogger Widgets

DAAWO”’ Al Shabaab Oo Si Naxdin badan U Dilay Wiil Sheegtay in uu Qaniis Yahay Muqaal Xaafada Dayniile ee Muqdisho iyo SNTV oo Warbixin………

Bulsha:-   Kooxda alshabaab ayaa si arxan dari ah ugu dishay suuqa degamada xamarweyne ee magaalada muqdisho wiil dhalinyaro ah kaas oo todobaadkii hore sheegtay in uu yahay qaniis ama laga roone.


hadba sidaad u taqaan falkaan dilka ah ayaa waxaa geestay laba wiil oo ku hubeeysan baastoolado kadibna isga cararay goobtii ay dilka ka geesteen wiilkaan ayaa muuqaalkiisa waxaa maamihii dambe lagu arkayay baraha






bulshada hadaba hoos ka daawo falkaan wuxuushnimada ah iyo wiilkii oo hadlaya isagoo ku faanaya qaniis nimo.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment