Blogger Widgets

Atariishada Raashi Khanna Oo Guursan Doonto Mid Ka Mid Ah Jr Ntr Filimka Jai Lava Kusa

Bulsha:- Super Star Jr Ntr wuxuu ku jiraa waqtigiisa ugu wanaagsan ee shirkada Tollywood asigoo sanadahaan danbe hogaanka u haayo shirkadaan.

Sido kale sanadkii hore wuxuu la imaaday filimka Hit-ke weyn noqday ee Janatha Garage sidaa daraadeed jilaagan ayaa aad loo sugaayo filimkiisa xiga oo lagu magacaabo Jai Lava Kusa.

Jr Ntr iyo kooxda filimka Jai Lava Kusa ayaa mashquul ku ah duubista filimkaan waxaana la sheegay in haatan mashquul ku yihiin diyaarinta arooska Jr Ntr Iyo Atariishada filimka Raashi Khanna oo guursan doonto mid ka mid ah Jr Ntr oo filimkaan ku jili doona seddax wiji oo kala duwan oo mid ka mid ah laadirka filimka.

Atariishada Raashi Khanna ayaa sheegtay in filimkaan uu u yahay midka ugu weyn ee sameyn doonto Maadaama shaashada la wadaagi doono Jr Ntr Sido kale waxaan fursad u heystaa inaan sameeyo mashruucyo waa weyn .
Filimkaan waxaa kaloo door muhiim ku leh atariishada Niveda Thomas filimkaan waxaa director ka ah Ravindra, waxaa filimkaan qrash gareeye ak ah Ntr Walaalkiisa Kalyanram shirkadiisa NTR Arts.












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment