Xilliga Lagdanka Sariirta Muraayaduhu Saamayn Ceenkee ah Ayay Kasiga Ku yeeshtaan?

Bulsha:- Baaritaan la sameeyay ayaa muujinaya in Muraayada ay qeyb ka tahay raaaxada labada lamaane marka ay ku jiraan weerarka Galmada

Muraayaddu saameyn ayay ku leedahay raaxada waana Sixir la yaab ah una wanaagsan labada lamaane ,waxa muhiim ah in labada lamaane muraayada nooca dhaq- dhaqaaqda ee marka dharka la iska badalayo haweenka adeegsadaan ay soo dhigtaan agagaarka sariirta.

Waxaa la ogaaday in ninku uu raaxo waali ah dareemayo marka uu iska arko muraayada isaga oo weerar galmo ah ku haya lamaantiisa , waxa uuna arkaa raadadka ka muuqda wajiga lamaantiisa ee ku adan

xaalada ay markaa ku jirto haddii ay tahay mid xishooneysa iyo mid ka dalbaneysay lamaankeeda in gariirka galmada uu gaarsiisyo .

Haweenka ayaa iyana jecel oo gariir raaxo ah ka hela marka ay iska aragto muraayada iyada oo ka sareeysay lamaankeeda si wacanna isu arkeeysa sida xubinteeda iyo malabyaroowga lamaankeeda isu dhaaf-dhaafayaan taasi oo ay ka sii aadeyso kacsi .








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment