Video: Sangub oo Hodan C/raxmaan iyo Axmed Rasta usoo jeediyey inay beenta Ka Xishoodaan Iyo Arinta TIYAATARKA

Bulsha:- Daawo Abwaan Sangub oo Shir Saxaafadeed ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa si adag uga hadlay dhismaha Tiyaatarkii Qaranka oo la dayacay, Wuxuu dawlada ka socday inay iyadu dhisto, Wuxuuna sheegay inaan dadka shacabka ah howshaa qaban karin.


Wuxuu sidoo kale ka hadlay Halista ku xeeran hadii ay dhisaan Tiyaatarka Shaqsiyaad gaar ah, wuxuuna sheegay in “Xilligii xishoodka  laga gudbay ,xishoodka waa musuqmaasuq laftiisa”.

Dhinaca  kale wuxuu usoo Jeediyey Fanaaniinta Axmed Rasta iyo Hodan Cabdixmaan oo dhowaan Muqdisho gaadhay   iney ka xishoodaan been abuurista iyo sheegashadda wax aysan qaban karin.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment