Qaraxyo Waaweeyn oo ka dhacay Kampala iyo qasaaraha oo kordhay

Bulsha:- Ugu yaraan afar qof oo ay labo boolis yihiin ayaa ku dhintay labadii qarax ee mataanaha ee gilgilay caasimadda Uganda eeKampal, sida ay ku warrantay warbaahinta gudaha.

Warbaahinta dowladda ee New Vision ayaa ku warrantay labo qof oo meyd ahaa lagu arkay goobtii uu qarax ka dhacay gaar ahaan meel u dhaw dhismaha baarlamaanka Uganda.

Labo sarkaal oo boolis ah ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen weerar kale oo lala beegsaday saldhig boolis ah, sida ay ku warrantay warbaahinta gaarka loo leeyahay ee Urban Television.

Dhinaca kale, 27 qof oo ku dhaawacmay qaraxa ayaa lagu daweynayaa cisbitaalka weyn ee ku yaalla caasimadda Kampala.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment