Madaxweynaha Kenya oo ku dhawaaqay feejignaan Amni

Bulsha:- Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa ku baaqay in sare loo qaado feejignaanta xaga amniga ah ee gudaha dalkaasi Kenya.

Kulan uu Maanta la yeeshay Uhuru Kenyatta Gollaha Amniga Qaranka ayuu faray hay’adaha ammaanka inay sare u qaadaan feejignaanta iyo ka warhaynta “dhibaatooyinka amni ee ka socda gobolka.

Kenyatta ma uusan sheegin haddii ay jirto khatar gaar ah balse wuxuu soo saaray awaamiirta la xiriira dhanka amniga.


Dalka Kenya oo kamid ah dalalka deriska la ah Soomaaliya ayaa waxaa dhowr jeer ka dhacay weeraro khasaaro geystay oo mas’uuliyadooda sheegteen Ururka Al-Shabaab ee ka dagaalama Soomaaliya.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment