Dad Soomaali ku jirtay xabsi ku yaala Libiya oo la sii daayay

Bulsha:-  Saraakiisha ammaanka Dalka Libiya ee xarun lagu haayay dad Muhaajiriin Soomaali ah ay ku jirto ayaa sheegay in xaruntaasi laga sii dayay 57 qof oo magangalyo doon.

Dadkaan ayaa bishii hore ee October lagu soo qabtay Howlgal ay Laamaha ammaanka Libiya ay ku bartilmaamaysanayeen dadka soogalootiga sharci darada ah.

Hay’adda Qaxootiga ee Qaramada Midoobey ee  UNHCR ayaa sheegtay in dadkaan ay ubaahan yihiin lacag deg deg si noloshoodi ugu dabaraan.

UNHCR waxa ay shaaca ka qaaday in dadkaan badankoodi ay ka muuqato tabar yari caafimaad, waxaana ay 57 qof ka kalasoo jeedaan wadamada Soomaaliya, Ethiopia iyo ereteria.


Wali waxaa jira koox kale oo Soomaali ah oo u xiran laamaha amaanka Libya kuwaa oo magaalada Caasimadda ah ee Tripoli laga qabtay.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment