Ciidamo ka tirsan Somaliland oo u goostay Jabhadda SSC

Bulsha:- Boqolaal Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Somaliland ayaa Maanta ka goostay, kuwaas oo ku biira Ciidanka jabhada SSC ee Gobolada Sool, Snaag iyo Ceyn.

Ciidanka oo hub faraban wata iyo Gaadiid dagaal ayaa waxaa Magaalada Buuhoodle kusoo dhaweeyay Saraakiisha Ciidamada Jabhadda SSC.

Saraakiil ka tirsan Jabhadda SSC oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa ay sheegeen in duruufo kala duwan oo jira ay uga soo baxeen kamid ahaanshaha Ciidamada Somaliland.

Jabhada SSC ayaa goobo kala duwan kaga sugan gobolka Cayn tan iyo markii la aas aasayna waxay isku fidinaysay deegaanka, iyaga oo siweyn uga soo horjeeda Maamulka Somaliland.




Ciidanka Maanta ku biiray Jabhadda SSC ee ka soo goostay Somaliland ayaa waxaa ay muddo ka howlgalayeen degaano ka tirsanaagga gobolka Sool.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment