Blogger Widgets

DAAWO VIDEO:- Gabadha Somali ugu Quruxda badan oo Lasoo baxaday Arin Cajiib ah ..

Bulsha:- Gabadhan soomaalida ah ayaa qalbiga ka jeclaatay in ay tartan u gasho gabdhaha ugu shidan dalka Maraykanka waxaase ay ka soo muuqatay shaashadaha muddo dheer ka hor iyada oo raadinaysa quruxda gabdhaha afrika ka yimid.

Jawaahir waa gabar soomaali ah oo aad u qurux badan waxaana ay ku hamisay in ay koobka u qaado sanadkan 2014 quruxda gabdhaha ka soo jeda qaarada madow ee afrika ee ku nool USA.

HALKAN KA DAAWO VIDEO












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment