Blogger Widgets

Muuqaal: Shirkadda Turkish Airline oo Siwayn uga Farxisay Dawladda Somalia “Howlgelinta Diyaarada Somali Airline”

Bulsha:-  Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo dadaal ugu jirta sidii dib loogu soo celin lahaa howlihii ay Shirkaddii SomaliAirlines u qaban jirtay umadda soomaaliyeed.


Hadaba Wasiirka gaadiidka iyo duulistaha hawada Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Salaad (Oomaar) oo ku sugan Dalka turkiga oo ka hadlay arrintaas iyo Kulamada ay layeesheen Madaxda Shirkadda Diyaaradaha Turkish Airline oo kamid ah kuwa loogu Jecel yahay Caalamka.









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment