Blogger Widgets

Muuqaal: Trump oo Aqalka Cad kusoo Bandhigay Balaayiin Dollar oo Hub kala Duwan Sucuudigu uga iibsanayo USA

Bulsha:- Madaxwaynaha Dalka Maraykanka Donald Trump ayaa Aqalka Cad kusoo dhoweeyay  Dhaxal sugaha Boqortooyada Sucuudiga Maxamed Bin-salman.


Waxay Halkaasi lagu soo banadhigay Lacago Balaayiin Dollar ah oo Sucuudigu Maraykanka Hub kala duwan uga Iibsan doono, Waxaana Khudbado kasoo jeediyey Maxamed Salmaan iyo Donald Trump.









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment