Blogger Widgets

Daawo: Xisbiga Wadani oo ka jawaabay hadalkii Muuse biixi iyo Faysal Waraabe

Bulsha:- C.laahi Axmed Maxamed (Dahab) oo kamid ah Hogaanka Xisbiga Wadani ayaa hadlay go’aankii ay ka Qaateen Gudiga doorashooyinka Kuwaasi oo ay ku Baaqeen in la kala diro, Wuxuu sheegay inuu Muuse biixi uu kusoo jawaabay Arin aan loo baahnayn.

“Waa in la badalo Gudiga doorashooyinka ee Kalsoonida aanu kala Noqonay, Doorasho Xisbiga Wadani La’aantiisa Dhici karta ma jirto, Mana Qabsoomi doonto.” ayuu yidhi.

Dhinaca kale wuxuu ka jawaabay Eedaymo kasoo yeedhay Faysal Cali Waraabe, Isagoo ku tilmaamay nin ku dhex milmay Siyaadda Xisbiga Kumiye.









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment