Daawo Video:Guddoomiye Yariisoow ‘Wax kastoo ay Naga Dumiyaan Argagaxisadu Dhisidooda kama Daali Doono

Bulsha:- Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo Warbaahinta Kula Hadlay Magaaladda Muqdisho ayaa Sheegay in ay Dhisi Doonaan Meel kasta oo Argagixisadu Dumiyaan isaga oo Ka Hadlayey Munaasibad Lagu Dhagax Dhigayey Xarun Cusub.


Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo Dhowaan Badalay Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa Lagu Wadaa inuu La iman Doono Is Badal Siyaasadeed.









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment