Blogger Widgets

Daawo: Qubanaha VOA “DF-Somalia oo ka hadashay Shirka ONLF iyo Itoobiya Iyo Qodobo kale oo Xiiso badan

Bulsha:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA oo Todobaadkan lagu soo qaatay Qodobo Xiiso badan oo Quseeya Soomaaliya iyo Caalamkaba.


” Wasiirka Arimaha debedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo wax laga waydiiyey Shirka Nairobi uga Furmay  ONLF iyo Itoobiya, iyo Sida ay Dawladda Soomaaliya u aragto.

Warbixin ku saabsan Magaalada Vancouver ee ku taalla gobolka British Columbia ee dalka Canada, oo Soomaali badan ay ku nooshahay.

Wabiga Shabeelle ayaa biyo yareeyay, meelaha qaarna waaba uu guray. Dadka qaar ayaa rumeysan in biyo-xireennada ay Itoobiya sameysay ay saameeyeen qulqulka biyihii wabiga.

Kenya waa dalka 3aad dunida, ee ubaxa u dhoofiya Yurun. Mareykanka ayaa la filayaa inuu suuq ka helo, marka ay billaabmaan duullimaadyada tooska ah ee Nairobi – New York.









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment