Blogger Widgets

MUUQAAL: Wasiirka Cusub ee Arimaha Gudaha Maxaad ka Taqaan Iyo Qaabka Muqdisho loogu soo dhoweeyay

Bulsha:- Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa siweyn loogu soo dhaweeyay Wasiirka cusub ee arrimaha gudaha iyo dib-u-heshiisiinta xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye.


Waxaa soo dhaweyntiisa qeyb ka ahaa Wasiiro ka tirsan Xukuumadda oo ay ka mid ahaayeen Wasiirka Warfaafinta C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow), Wasiirka Isgaarsiinta Cabdi Cashur, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqidsho Thaabit Cabdi Maxamed iyo xubno kale.

Wasiirka cusub ee Wasaaradda arrimaha gudaha Cabdi Maxamed Sabriye ayaa ka mahad ecliyay soo dhaweynta loo sameeyay, isaga oo sheegay in ay jiraan wax yaabo badan oo ay ka filanayaan bulshada Soomaaliyeed, isaga oo Alle ka baryay in uu u fududeeyo xilka cusub ee loo magacaabay.

Waxaana Halkaas lagu soo bandhigay Qofka uu yahay Wasiirka Cusub ee Arimaha Gudaha.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment