Blogger Widgets

MUUQAAL: Suudaan iyo Itoobiya oo ka Shiray Saldhigyada Emaratka Iyo Masar ee Eratria iyo meelo kale

Bulsha:-  Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya ayaa  Kulan La Yeeshay Madaxwaynaha Suudaan, Waxayna  Kaga Tashadeen Saldhigyada Emaraatka Iyo Masar ee Eratria Iyo Meelo Kale oo lagu sheegay Soomaliya.


Dawladda Sudan ayaa gabi ahaanba xidhay xuduuda Eratria sheegtayna in la xoojiyo xidhiidhka Itoobiya,  Sidoo kale Itoobiya ayaa uga mahadcelisay Suudan taageerada ay siisay ee qorshaheeda Nile ee Masar ka cadhaysan Tahay. DAAWO WAXA DHACAY.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment