Blogger Widgets

MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Khudbad Ka jeediyey Qardho iyo sida Balaadhan ee Loogu soo dhoweeyay

Bulsha:- Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo wafuuda la socotay ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Qardho ee xarunta Dhaqanka.


Kumanaan shacab ah ayaa wafdiga kusoo dhaweeyey banaanka magaalada iyadoo sidoo kale wadooyinka waaweyn ay taagnaayeen shacabka saacado badan iyagoo si diiran usoo dhaweeyey wafdigan balaaran.

Madaxwyanaha ayaa wuxuu soo dhowaynta kadib halkaasi ka jeediyey Khudbad uu kaga hadlay Xaalada dalka iyo soo dhowaynta loo sameeyay.









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment