Blogger Widgets

Daawo Video:Ismaaaciil Hure Buubaa oo Markii ugu Haraysay ka Hadlay Dagaalka Somaliland iyo Puntland

Bulsha:- Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo Hore Xilal uga Soo Qabtay Dawlada Fadaralka Somalia Hadana Hargaysa ku Sugan ayaa Markii ugu Horaysay ka Hadlay Dagaalka Tukaraq ee Somaliland iyo Puntland.


Mr Buubaa ayaa Nabad ugu Baaqay Dhinacyada Somaliland iyo Puntland isaga oo uga Digau inay ku Dhaqaaqaan Arrimo Lagu Dagdagay oo uu Dagaal ula Jeeday.

Dhanka Kale Mr Buubaa ayaa Ka Hadlay Saldhiga Imaaraadka Laga Siiyey Magaalada Berbera isaga oo Sheegay in Arrintan Dadka Somaliland Wax Laga Waydiiyo Hadii kale ay Dhibaato Keeni Doonto










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment