Blogger Widgets

Daawo Video:Dekedii Berbra oo La Boobay iyo Muuse Biixi oo Fariin Loo Diray

Bulsha:-  Qaylo Dhaan ayaa Maanta Laga Soo Sheegayaa Magaalada Berbera ee Waqooyiga Dalka Kadib Markii La Boobay Dhul ay Dekeda Berbera Lahayd Sida Maanta ay Sheegeen Masuuliyiinta Dekeda Gacanta ku Haysa.


Magaalada Berbera ayaa ah Isha Dhaqaale ee Kaliya ee Maamulka Somaliland Nuugo Waxaana Mudooyinkii Danbe Ka Taagnaa Muran iyo Boob.









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment