Blogger Widgets

Daawo: Gaalkacyo oo isku diyaarisay Soo dhowaynta Madaxwayne Farmaajo oo ku wajahan iyo Dareenka Shacabka

Bulsha:- Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa siwayn looga dareemayaa Diyaar-garowga Shacabku ugu Jiraan soo dhowaynta Wafdiga Madaxwayhaha Dawladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo Safar ku maraya Qaybo kamid ah Gobolada dalka.


Madaxwaynaha ayaa Gaalkacyo uga sii gudbi doona deegaanada kale ee maamulka Galmudug, Waxaana la filayaa inuu Booqdo magaaloyinka Dhuuso-mareeb, Caabudwaaq, Cadaado iyo Guriceel.

Safarka madaxwayne Farmaajo ayaa lagu tilmaamay Midkii Nabadda, Sidoo kalana wuxuu wax badan ka badalayaa Sawirka aan Fiicnayn ee laga haystay dalka Soomaaliya, Waxayna shacabka u muujiyeen Taageeradii ugu Balaadhnayd.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment