Run Mise Been ! Nin Soomali Jacayl Iyo Romantic Waxba Kama Oga !!!

Bulsha:- Ninka soomaaliyeed waa nin qalafsan oo aan kalgacal iyo naxariis waxba ka ogayn, ninka soomaaliyeed ma yaqaano sida xaaskiisa loo koolkooliyo, ninka soomaaliyeed waxba kama yaqaano romantic, ninka soomaaliyeed ninka soomaaliyeed ninka soomaaliyeed waa sidaas
iyo sidaas….

Waa hadalo ay isla dhex maraan hablo
iyo dumar badan oo soomaaliyeed, hadaba
hadaladan maxaa ka jira, maxaa ku kalifay inay in
aad u badan oo dumarka soomaaliyeed ahi ay isku
raacaan arintan.

Waa run hadalada qaar oo waxbaa ka jira qaarka kalena waa buun buunis oo dadka Ilaahay swt uu abuuray isku wada mid maaha oo waxay noqonaysaa cadaalad daro in nimanka soomaaliyeed la isku wada daro oo hal salad lagu wada rido.












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment