Blogger Widgets

Ninkaaga Markii Xaalka ka qasan yahay Sidan ula dhaqan (Talo Tilmaam wanagsan leh)

Bulsha:- Marka uu ninkaada yahay nin dabeecad qalafsan oo neerfoose ah waxa ay haweenka ku wareeraan habka ay ula dhaqmayaan ninka noocaas ah , hadaba Allshukaansi.Com ayaa ku siineysa talooyin muhiim ah

1- Waxaad isticmaashaa habka aamisnaanta kaasi oo badanaa guuleysta .

2- Ka codso in uu soo sameeyo jimicsi nooca ay doonto ahaato sida kubadda cagta taasi waxa ay keeneysaa in habkii neerfoosnimada uu ka baxo .

3- Waxaad siisaa fursad uu kaligiis uu ku daawado Tv-ga adiga oo aan su`aalo weydiineyn .

4-Ka codso in uu yareeyo heerka xanaaqiisa ugu yaraan caruurta hortooda si aysan saameyn ugu yeelan arintaasi caruurta.

5- U samee noocyada mac macaanka uu ka helo oo u keen kana fogeey caruurta .


6- Marka uu hadlayo aamusnaanta ku dadaal ka dib si degan jawaab u sii ama uga hadal waxa u sheegay .

7- Lugaha u dal daliig adiga oo aan la hadleyn .













Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment