Blogger Widgets

MUUQAAL: Xildhibaan kasoo goostay Xubnaha Mucaaridka ku ah DF-Somalia oo Banaanka soo dhigay Sir Culus

Bulsha:- Xildhibaan Cabdillahi Maxamed (Shaacir) oo kamid ahaa Xubnaha Mucaaridka ku ah Dawladda ayaa kasoo baxsaday Kooxdaasi, Wuxuuna Banaanka soo dhigay Arimo badan oo Qarsoonaa.


“Waxaan Cadaynayaa maanta inaan dib uga laabtay Mooshin aan Saxeexay Saddex Casho ka hor, kaasi oo aan ku dag-dagay, markaan eegay xaalada dalka iyo Dedaalka uu madaxwaynaha uu ku Jiro, oo la doonayo in la Dhabarjebiyo oo Cadow Gudaha iyo Debedda ah kusoo duulay, waxaan go’aansaday inaan ka baxo Mooshinka” Ayuu yidhi Shaacir.
Wuxuu sheegay in loo baahan yahay in Dawladda lasiiyo Fursad ay ku shaqayso, Dalkuna hada uu meel fiican marayo, loona baahan yahay Xasilooni Siyaasadeed.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment