MUUQAAL: R/wasaaraha Yuhuuda oo Guul ku sheegay go’aanka Qudus loogu Aqoonsaday Caasimada Israel

Bulsha:- Raysal wasaaraha Yuhuuda Netanyahu  oo Warbaahinta lahadlay ayaa guul ku tilmaamay Go’aanka Maraykanku ugu Aqoonsaday Qudusu Caasimada Israa’iil, Wuxuuna ugu baaqay dalalka Caalamka inay ku daydaan Donald Trump.


Madaxwaynaha Maraykanka ayaa ku dhowaaqay si rasmiya ugu dhowaaqay in dowladiisa ay magaalada barakeysan ee Qudus u aqoonsan doonaan caasimada Israel, isla markaana Safaarada Maraykanka oo hada ku taal Tel Aviv loo rari doono









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment