Blogger Widgets

MUUQAAL: Donald Trump oo Qudus ku sheegay inay tahay Caasimada Israaiil iyo Siduu ugu dhowaaqay Go’aankiisa

Bulsha:- Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa  ku dhawaaqay in magaalada Qudus uu u aqoonsaday inay tahay Caasimadda Israel.


Hadal uu goor dhow jeediyay ayuu ku sheegay in tallaabadan ay tahay mid lagu horumarinayo hanaanka nabadda ee Bariga Dhexe.

Trump ayaa sheegay in Mareykanka uu taageerayo xal labo dowladood ah, hadii ay ogolaadaan Israel iyo Falastiiniyiinta.

Waxaa uu sheegay in Wasaaradda Arrimaha Dibadda ay bilaabi doonto diyaar garowga hanaanka Safaaradda Mareykanka ee Tel Aviv loogu rarayo magaalada Qudus.
Afhayeen u hadlay Madaxweynaha Falastiniyiinta ayaa goor sii horeysay ka digay in tallaabadan ay ka dhalan karto cawaaqib xumo.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment