Maxkamadda Racfaanka oo C/raxmaan C/shakuur u qabatay 7 maalin inuu ku imaado Maxkamadda iyo laamaha amaanka oo la faray inay..

Bulsha:- Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur u qabatay inuu muddo 7 Maalin ah ku imaado Maxkamadda horteeda si loo dhageysto dacwadda loo heysto.

Maxkamadda Racfaanka ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa loo kala diray
  • Cabdiraxmaan Cabdishakuur
  • Taliyaha Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir
  • Taliyaha Saldhigga Boliiska Degmada Wadajir

Sidoo kale waxaa waraaqdaan la ogeysiiyey oo wax ka og Hoggaanka Baarista Dembiyada Boliiska (CID).
Maxkamadda ayaa Cabdiraxmaan Cabdishakuur ku amartay inuu maxkamadda hor yimaado 03/01/2018.









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment